Video | Qiso naxdin badan Nin dilkiisa $35,000 oo dollar lagu bixiyay. Dhageyso oo hala yaabin inta qof iyo ha’yadood oo uu ninkaasu laaluushay

Video | Qiso naxdin badan Nin dilkiisa $35,000 oo dollar lagu bixiyay. Dhageyso oo hala yaabin inta qof iyo ha’yadood oo uu ninkaasu laaluushay

December 20, 2018| Arlaadi Online

Soomaaliya: Nin Soomaali ah oo bixiyay $35,000 oo dollar si ay Maxkamad ugu xukunto dil toogasho ah nin kale. Imisa qof ayuu laaluushay? Maxaase ku kalifay? Dhageyso Sheekadaan yaabka leh. Waxaa soo jeedinaya Saadiq Eenow

https://www.facebook.com/ElsaidiMuh/videos/568395233609191/

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *