Video| Qiso yaable Sargaalkii Dilka Ku Fuliyay Ninkii Dilay Madaxweynihii Labaad Ee Soomaaliya AUN Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Qiso yaable Sargaalkii Dilka Ku Fuliyay Ninkii Dilay Madaxweynihii Labaad Ee Soomaaliya AUN Cabdirashiid Cali Sharmaarke

September 22, 2019| Arlaadi Online

Image result for MURUGO: ANIGA AYAA GACANTEYDA KU DILAY MADAXWEYNE C/RASHIID CALI SHARMAKE,WAXAANA II DIRAY HOWSHAN

Taariikhdu markii ay ahayd 15-kii bishii Oktoober, Sanadkii 1969- kii ayaa ALLE HA U NAXARIISTEE waxaa magaalada LAAS CAANOOD lagu dilay Madaxweynihii sida furan loo soo doortay Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo uu dilay Askari ka mid ahaa illaaladiisa.

Daawo Wareysiga Ismaaciil Baaruud oo dhamaystiran 

Also watch: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya AUN Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka sheekaynaya Dilkii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya AUN Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *