Video| Siyaasi Aadan saransoor oo raali galin ka dalbaday Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed + Mudane Shiikh Shariif oo raali gelin siiyay Reer Koonfur galbeed

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Siyaasi Aadan saransoor oo raali galin ka dalbaday Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed + Mudane Shiikh Shariif oo raali gelin siiyay Reer Koonfur galbeed

September 23, 2019| Arlaadi Online

“Waxaan rabaa in aan raali galin ka bixiyo kalmad maanta ku jirtay hadalkeygii oo ahayd in Koonfur Galbeed aan ugu yeeray Bay iyo Bakool, dadka qaar ayaa si kale u qaatay waan ka raali galinaa walaalahey” ayuu yiri Sheikh Shariif oo caawa mar kale la hadlay warbaahinta.

Siyaasiyiinta sida weyn uga fal celiyay hadalka Sheikh Shariif oo sheegay in ay ka caroodeen ayaa waxaa ka mid ahaa Aadan Saransoor oo hoggaamiya mid ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka, waxa uuna sheegay in Sheikh Shariif uusan aqoon saneyn maamulka Koonfur Galbeed.

Halka hoose ka daawo Eedeynta Saransoor iyo raali galinta Sheekh Shariif.

 

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *