Video | UN envoy Michael Keating on the Somalia Partnership Forum 2018. Maxaase Keating iyo Beesha Caalamka ay ku tuhmeen dowlada oo loo faray inaan loo baahnayan ‘rhetoric’ oo laga rabo waxqabad dhab ah, gaar ahaan marka laga hadlaayo siyaasadda loo dhan yahay (Inclusive politics)

July 21, 2018| Arlaadi Online

Michael Keating oo si cad u sheegay arrimaha laga rabo Dowlada Federaalka oo lagula xisaabtami doono lix bilood ka dib shir ka dhici doona Magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale Keating ayaa dowlada Federaalka faray in looga baahanyahay waxqabad dhab ah iyo hadalo uu ficil loo socdo, isaga oo adeesagaday erayga Rhetoric sheegayna inuusan shaqeeynayan.

Definition of ‘Rhetoric’

Rhetoric: language designed to have a persuasive or impressive effect on its audience, but often regarded as lacking in sincerity or meaningful content. If you refer to speech or writing as rhetoric, you disapprove of it because it is intended to convince and impress people but may not be sincere or honest.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *