Video| What Is Leadership? – Dr Tareq al-Suwaidan

Arlaadi Online - Post | Facebook

 

July 15, 2020| Arlaadi Online
LEADERSHIP

The Ability To Move People Towards Goals.

FIVE MAJOR WAYS TO MOVE PEOPLE
  1. Luring people.
  2. By Using Threats
  3. Public Speaking
  4. Ability of Persuasion
  5. By Being The Role Model
  6. Shantaas qodob kuwee ayuu Nabi Maxamed SCW adeegsaday? Shantaba waa uu isticmaalay Nabi Maxamed SCW. Qodobka labaad ee ah By Using threats ayuu sheegay sheekhu in loo adeegsado si ay cadaalad iyo xikmadi ku jirto Wisely and justly, sababta oo ah waxaa mar walba jira dad yar oo aan waxba lagu qancin karin in ay cabsadaan ma ahanee.
  7. Marka aad fiiriiso oo qiimeeyso hoggaaminta  Madaxweyne Farmaajo qodobadee ayuusan lahayn? Qodobadee ayuu leeyahay? Madaxda Soomaalida kuwii hore iyo kuwa hadda talada haya ma leeyihiin qodobka 5-aad ee ah By Being The Role Model?
Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *