Waa kuma Mohamed Haji Ingiriis? Maxaad ka taqaan Ninkii ka danbeeyay in Madaxweyne Xasan Shiikh kursiga laga tuuro?

Image result for taariikhda quotesTaariikhda isbadelka siyaasadeed ee dalkaaga ka dhacay iyo siduu ku yimid wax ka ogow.

Image result for mohamed haji ingiriisRelated image

Jimco June 16, 2017| Arlaadi Online 

Maxamed Xaaji Ingriis iyo Isbedel doonkii Afgambiyay dowladii Xasan Shiikh. La soco toddobaadka danbe Inshaallah iyo Arlaadi.net

Image result for history quotes

Muqaalo kooban oo muujinaya taariikhda Maxamed Xaaji Ingiriis.

Mohamed Haji Ingiriis is the author of The Suicidal State in Somalia: The Rise and Fall of the Siad Barre Regime, 1969–1991.

Image result for mohamed haji ingiriis

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yusuf AUN iyo Maxamed XaajI (Ingiriis)

Ingiriis “Col. C/llaahi Yuusuf, waxaan isaga kula kulmay hotel Meereysane oo ku yaalla magaalada Garoowe, halkaas oo uu deggenaa intii uu ku sugnaa gobolka Nugaal. Waqti duhur ah oo qorraxdu kulushahay ayaan u tagay, iyadoo ay ahayd maalin Ramadaan ah”. Bishii December ee sannadkii 2001.

Image result for mohamed haji ingiriis

Maxamed Xaaji & weriye Simon Scot| Shimbiraale, Bariga Boosaaso

Image result for mohamed haji ingiriis

Image result for mohamed haji ingiriis

Waa wareysi gaar oo uu madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG ahayd Cabdiqaasim Salaad Xasan siiyay weriyeyaasha kala ah Fahad Yaasiin, Abdullaahi Black iyo Maxamed Xaaji Ingiriis, waxaana usuuro geliyay qaabilaadan gaarka ah sida ay sheegeen Wasiirkii Warfaafinta ee xilligaas Prof. C\raxmaan X. Aadan Ibraahim “IBBI”. September 10, 2002 | SOMALITALK.COM

Fahad Yaasiin hada waa (chief of staff ) Agaasimaha Guud ee xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

cqaasim

waraysi

Image result for mohamed haji ingiriis

Related image

Image result for mohamed haji ingiriis

Image result for mohamed haji ingiriis

Image result for mohamed haji ingiriis

Professor Axmed Ismaaciil Samatar iyo Mohamed Haji (Ingiriis) Minneapolis, MN

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Arladun@hotmail.com