War deg-deg ah: Siilaanyo oo Cafis u Fidiyay Wariye Coldoon. (Daawo Sawirro iyo video)

War deg-deg ah: Siilaanyo oo Cafis u Fidiyay Wariye Coldoon. (Daawo Sawirro iyo video)

Khamiis May 25, 2017| Arlaadi Online

Cafis Madaxweyne oo loo fidiyay Wariye C/Maalik Coldoon oo Hargeysa ku xirnaa

Madaxaweynaha Somaliland ayaa cafis Madaxweyne u fidiyya Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhoor bil ku xirnaa xabsiga magaalada Harageysa ka dib markii lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay madax ka tirsan Somaliland, islamarkaana uu meel kaga dhacay Somaliland

Maxkamada magaalada Hargaysa ayaa 8-dii bidshii April labo sano oo xabsi ah ku riday Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, hasa ahaatee Cafiska Madaxweyne Siilanayo u fidiyay Wariyaha ayaa maanta suurto gal ka dhigay in uu dib u helo xuriyadiisa.

Halkan ka Akhriso Warqada Cafiska Madaxweynaha

 

https://youtu.be/8dwMD9LHZ-A

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *