War deg deg ah: Waxaa weerar dhinaca Koombuyuutarka ah lagu qaaday shabakada ALJAZEERA

War deg deg ah: Waxaa weerar dhinaca Koombuyuutarka ah lagu qaaday shabakada ALJAZEERA

Image may contain: outdoor

Jimco June 9, 2017| Arlaadi Online 

Waxaa weerar dhinaca Koombuyuutarka ah lagu qaaday dhammaan shabakadihii iyo barihii kale ee bulshada ee ay lahayd Warbaahinta ALJAZEERA, gaar ahaan Xarunteeda guud ee Dooxa.

Weerarka iyo isku-day la doonayo in lagula wareego shabakada ALJAZEERA wali wuu socdaa sida uu Telefishinka ku tebiyay barta uu ku leeyahay Twitter-ka.

BREAKING: Al Jazeera Media Network under cyber attack on all systems, websites & social media platforms. – @AJENews

No automatic alt text available.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *