Wareysi xasaasi ah: Maxaa kala qabsaday Wasiirka A/Dibada Somaliland iyo Farhan Jimcale
Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online
Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa laga wareystay arimo badan oo ay ka mid yihiin heshiiska Somaliland iyo DP world, xiriirka kala dhexeya Dowlada Federaalka, Ictiraaf raadintii Somaliland iyo Arimo kale oo ay ka mid yihiin mowqifka xukuumada Somaliland ee ku Aadan in Soomaaliya laga qaado xayiraada hubka.
Halkaan ka daawo wareysi uu wasiirku ku bixiyay xogo badan oo muhim ah.
https://youtu.be/HAlynbEMFxo