Wariye Salmaan Jamaal oo soo bandhigay tahriibayaal Soomaali ah oo Nolosha Lagu Cadaabayo. (Murugo)

Wariye Salmaan Jamaal oo soo bandhigay tahriibayaal Soomaali ah oo Nolosha Lagu Cadaabayo. (Murugo)

Jimco June 9, 2017| Arlaadi Online 

Wariyaha Caanka ah Salmaan Jamaal Saciid ayaa soo bandhigay Muuqaal Muujinaya Silaca ay ku jiraan Soomaali badan oo gacanta ugu jira Magafaha Dalka Liibiya.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/jb1SPsF1-Fk

Waa Muuqaalka Ugu Murugada & Naxdinta badan ee Qof dhiig Soomaali ku jiro ishiisa ay qabato.

Wariye Salman Jamal Said Ayaa sidoo kale helay muuqaal iyo sawiro muujinaaya Wiilal Soomaaliyeed oo gacanta ugu jira Burcad Liibiyaan ah oo doonaya in ay madax furasho ka qaataan.

Arintan waxay digniin u tahay dadka doonaya inay tahriib u galaan wadamada Yurub. Hadaba ku xisaabtan xuriyada wadankaaga Aad ku heysato iyo inaad noqon doonto Xuriyad La’aan sida muuqaalka dhalintaan Soomaaliyed  ka muuqata oo kale Ilaahey Gacantooda haka soo badbaadiyo . Hadaba qurux iyo xuriyad buuxda waxaad ka heleysaa wadankaaga Hooyo.

Image may contain: 8 people, people sitting

Image may contain: 1 personImage may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 personImage may contain: 1 person

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *