Wax ka ogow ciilka iyo carada wasiir Bayle ku kalifa inuu alifo oo uu sameeyo heeso wadani ah.

Filed under: WARARKA MAANTA |

Wax ka ogow ciilka iyo carada wasiir Bayle ku kalifa inuu alifo oo uu sameeyo heeso wadani ah.

Khamiis April 13, 2017| (Arlaadi Oline) 

Wax ka ogow ciilka iyo carada wasiir Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ku kalifa inuu alifo oo uu sameeyo heeso wadani ah. Halka hoose ka Daawo Wasiir/Abwaan Bayle oo ka sheekeynaya arimahaas iyo Dr. Bayle oo Hees LIVE ahayd shalay ka qaaday Xuskii Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyed.

Dr. Bayle ayaa sidoo kale munaasabada ka sheegay hees cusub oo usoo saaray maalinimadii shalay oo ku beegnayd maalinta ciidanka Soomaaliyed. Heestaaso magaceedu yahay “Dalkani hiil buu rabaa halyey qaran buu rabaa horseeda dhabu rabaa”.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *