December 2 , 2019| Arlaadi Online

Farmaajo waxa uu rabo ma aha Doorasho Xalaal ah oo qof iyo cod ah. Haddii dalka ay ka dhacdo doorasho Xalaal ah Farmaajo waan ka guulaysanaynaa. Haddaba Muxuu Farmaajo rabaa? 

Farmaajo wuu ogyahay in Doorasho Xalaal ah oo qof iyo cod ah aysan ka dhici karin Soomaaliya waqtigaan, hase ahaatee wuxuu doonaya in shacab dhowr kun ah oo uusoo xushay meel la isgu keeno ayna matalaan Soomaaliya oo dhan, sidaas sharci darada ahna isaga loogu doorto Madaxweynaha cusub ee uu dalku yeelan doono sanadka 2021-ka.

Haddii Dalka ay dhacdo doorasho Xalaal ah oo qof iyo cod ah waxaan Farmaajo la geli lahayn campaign adag oo aan Ummadda Soomaaliyeed ugu sheegayno inuu Farmaajo yahay Madaxweyne weak ah oo ku fashilmay hoggaaminta dalka.

Image may contain: cat and text

Image result for farmaajo"your Profile Photo, Image may contain: 1 person

Farmaajo si qoto dheer ayaan isunaqaanaa, wuu isogyahay inuu yahay Nin Cuqdad badan, aragti gaaban oo ay haystao kalsooni xumo, Annigana waxaan ogahay inuu yahay Nin islaweyn oo kibir badan iyo arrimo kale. Wax iguma darsan Annigana waxba kuma darsan, oo waan ka gaabsaday sababta oo ah:

The blind (Farmaajo) cannot lead the sighted (Arlaadi), the uninformed cannot lead the wise, the unskilled cannot direct the skilled. And those that are deaf cannot define the sound.

Sidoo kale Farmaajo wuu ogyahay inaan Marnaba raali ka noqdeen Dulmiga, Khiyaanada, Cadaalad darada iyo Musuq-maasuqa uu faraha kula jiro.

Corruption is not only about stealing funds. It is also about putting bad people in prime positions. People who have neither the passion (sincerity) or the qualification (skills) to do the job.

Xilalka Madaxweyne Farmaajo u magacaabay beeshiisa 2dii sano ee u Horreeysay Madaxweynimadiisa bal aan eegno

This form of corruption is crippling Somalia’s development. In the African union you get a department full of village friends. None with the qualifications to do the post other than being clan members.

The price of nepotism causes a complete failure of an country, or an organization to develop. Corruption is worse than murder. It kills more than warfare, it takes land and moneys to build a hospital and buys a private jet, condemning thousands of people over multiply generations to die of curable diseases.

Soomaaliya ayaa ah dalka ugu Musuq-maasuqa badan caalamka, kaalintaas aan ku jirnay 11-kii sano ee lasoo dhaafay. Sidaa oo kale Soomaaliya ayaa la sheegay inay tahay dalka ugu hooseeya dhinaca dowlad wanaaga qaarada Afrika.

Soomaaliya waxay u baahantahay hoggaamin nooc cusub ah ama (Reformist leader) oo ka duwan siyaasiyiinta maanta hoggaamiya dalka. 

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides