Xaaf oo gaaray magaalada Hobyo, Hambalyana u diray Axmed Islaam, sida la sheegayna ka qeybgeli doono xafladda caleemsaarka Axmed-madoobe isagoo ah Madaxweynaha Galmudug + Maxamed Ingiriis, Maxamed Barre iyo Axmed Arlaadi oo fariin iyo talooyin la wadaagay Oday Xaaf ka dib markii ay maanta si wadajir ah ula hadleen La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweyne Xaaf

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Xaaf oo gaaray magaalada Hobyo, Hambalyana u diray Axmed Islaam, sida la sheegayna ka qeybgeli doono xafladda caleemsaarka Axmed-madoobe isagoo ah Madaxweynaha Galmudug + Maxamed Ingiriis, Maxamed Barre iyo Axmed Arlaadi oo fariin iyo talooyin la wadaagay Oday Xaaf ka dib markii ay maanta si wadajir ah ula hadleen La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweyne Xaaf

August 28, 2019| Arlaadi Online

Dhinaca kale warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in Madaxweyne Xaaf u qori doono warqad sheegaysa in Xukuumada Nabad iyo Nolol duullaan kusoo qaadday Galmudug lana baxaan ciidankooda.

Image may contain: 3 people, people smiling

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: text

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *