Xaalad Aad u liidata oo laga soo sheegay dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Baydhabo

Xaalad Aad u liidata oo laga soo sheegay dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Baydhabo 

Image may contain: 1 person

Jimco June 9, 2017| Arlaadi Online 

Xaalad aad u adag ayaa soo food saartay qaar ka tirsan Dadka Danyarta ah Ee ku Sugan Magaalada Baydhabo. Dadkaan oo isugu jira dad Nàafa Ah ao Aan shaqeysan karin iyo dad ay soo food saartay shaqo la’aan ayaa ka codsadey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Dowlada Faderaalka in si deg deg ah loo gargaaro lagana saaro xaalada Adag Ee ay ku sugan yihiin.

Image may contain: 1 person, sitting

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *