Xildhibaan Dhalxa oo rumeysan in Baarlamaanka Soomaaliya uu yahay “Corrupt Institution”

Xildhibaan Dhalxa oo rumeysan in Baarlamaanka Soomaaliya uu yahay “Corrupt Institution”

Arbaco Luulyo 26, 2017| Arlaadi Online 

Image result for xildhibaan dalxa

Doodii Baarlamaanka ee maanta oo taariikhdu ahayd 25- Luulyo 2017 ayaa ajenduhu ahaa la dagaalanka Musuq-maasuqa. Hadaba maxaa dhacay ka dib markii xildhibaanada loo sheegay in ajenduhu yahay la dagaalanka Musuq-maasuq.

Waxaa dhacday in Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo fadhiyay safka hore ee kuraasta Baalamaanaka ay camera-du qabatay isaga oo leh “Anti-Corruption, meeshaanu ka buuxa corruption”. Ka dibna wuxuu ku heesay Ayeeyda ka bilaabe inta ha laga bilaabo oo ula jeeday Baarlamaanka.

Mudane Dhalxa ha u cadeeyo Ummadda Soomaaaliyed Corruption-ka uu ogyahay ee ka buuxa Baarlamaanka, ama ha ka noqdo hadalka uu ku hadlay hadii uusan hayn wax cadeeyn ah.

Dhageyso 2-da daqiiqo ee u horeysa si Aad u maqasho hadalka Xildhibaan Dhalxa.

https://youtu.be/Oyih7Q7v4Ng

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *