Xildhibaan Sakariye oo ka hadlay arimo xasaasi ah, Qaraxyada Muqdisho iyo Magafaha Libiya

Xildhibaan Sakariye oo ka hadlay arimo xasaasi ah, Qaraxyada Muqdisho iyo Magafaha Libiya

Axad June 25, 2017| Arlaadi Online 

Xildhibaanka ayaa ku taliyay in dowladu ka shaqeeyso dib u heshisiin guud oo dalka oo dhan ah oo ay ku jiraan Al shabaab, waxaa uuna uga baaqay dowlada iyo Al shabaab inay wada hadal ogolaadaan oo ay heshiiyaan.

Waxaa kale uu sheegay dadka ku dhimanaya dagaalka u dhaxeeya dowalda iyo Alshabaab inay yihiin shacabkii Soomaaaliyed sida darteed waa muhim in heshiis la qaato, maxaa yeelay labada dhinacba waxa dhimanaya waa Muslim waa Soomaali mas’uuliyada ayaana ka saaran badbaadinta shacabkooda.

https://youtu.be/R8jjMleQXsE

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.    

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *