Xildhibaanad Luuley iyo Malaaq laysaamoow oo gurmad u fidiyay qaar ka mid ah Maxaabistii dhawaan xoriyadooda helay

Xildhibaanad Luuley iyo Malaaq laysaamoow oo gurmad u fidiyay qaar ka mid ah Maxaabistii dhawaan xoriyadooda helay

Talaado Luulyo 25, 2017| Arlaadi Online 

Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting and people standing

Xildhibaan Luuley iyo Malaaq laysaamoow ayaa maanta gurmad ay ugu magac dareen Hiil Walaal u sameyeey 16 ruux oo ka mid ahaa 115-kii Maxaabiis ee lagu soo warejiyay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Xildhibaan Luuley iyo Malaaq laysaamoow ayaa Maxaabiista gaarsiiyay Mucaawino Kala duwan sida:
Macaawisyo
Mobeelo iyo Siim-kaaradooda
Saraawiil, Shaarar, Kabo iyo Adeegyo kale

Malaaq Laysaamow ayaa dhawaan warbaahinta ka sheegay in lagu khasaaray hoggaaminta Shariif Xasan Sh Aaden ee Koonfur galbeed isaga oo ku baaqay in la baadi goobo hoggaamiye samata bixiya ummadda Koonfur galbeed.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *