Xisbiga Ummadda oo Baaq taageero ah u diray Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland. By Ahmed Nuur Arlaadi. Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,WARARKA MAANTA,XISBIGA UMMADDA |

Xisbiga Ummadda oo Baaq taageero ah u diray Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland. By Ahmed Nuur Arlaadi. Interim Chairman of People’s Party of Somalia

August 13, 2019| Arlaadi Online

Image result for peoples partyImage result for somali flag

Xibiga Ummadda SOOMAALIYEED wuxuu u hambalyaynayaa Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubaland, waxaa sidoo kale uu XISBIGA UMMADDA taageerayaa isla markaana soo dhaweynayaa shaqada uu hayo Guddiga doorashada Jubbaland iyo guud ahaan hanaanka ay ku socoto Doorashada Jubaland”

“Waxaan u rajeynayaa xildhibaanada cusub guul buuxda oo ku wajahan gudashada Masuuliyada loo igmaday iyo howshaan aadka u culus aadkana u qiimaha badan ee u Adeegida Dadkooda iyo Dalkooda.”

Ha guuleysto Shacabka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

WA BILLAAHI TAWFIIQ,

Ahmed Nuur Arlaadi

Guddoomiyaha Ku Meel Gaarka Ah ee Xisbiga Ummadda

Arladun@hotmail.com

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *